Ciidanka Danab oo howlgalo baaritaan ah ka wada degaanka Bariire (Sawirro)

Ciidanka Kumandoska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgalo amniga lagu xoojinayo ka wada Degaanka Bariire oo ka tirsan degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose oo shalay ay ka saareen xoogaga Al-shabaab oo muddo dheer halkaas maamulayey. Howlgalkan oo uu hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Gaashaanle C/raxmaan Shiikh Cumar ayaa waxay ciidamadu ku … Continue reading Ciidanka Danab oo howlgalo baaritaan ah ka wada degaanka Bariire (Sawirro)